×

Ogaada hubaal Allaah baa iska leh waxa jira samooyinka iyo arlada39. Wuxuu 24:64 Somali translation

Quran infoSomaliSurah An-Nur ⮕ (24:64) ayat 64 in Somali

24:64 Surah An-Nur ayat 64 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah An-Nur ayat 64 - النور - Page - Juz 18

﴿أَلَآ إِنَّ لِلَّهِ مَا فِي ٱلسَّمَٰوَٰتِ وَٱلۡأَرۡضِۖ قَدۡ يَعۡلَمُ مَآ أَنتُمۡ عَلَيۡهِ وَيَوۡمَ يُرۡجَعُونَ إِلَيۡهِ فَيُنَبِّئُهُم بِمَا عَمِلُواْۗ وَٱللَّهُ بِكُلِّ شَيۡءٍ عَلِيمُۢ ﴾
[النور: 64]

Ogaada hubaal Allaah baa iska leh waxa jira samooyinka iyo arlada39. Wuxuu dhab ahaan ogsoon yahay waxa aad ku sugan tihiin oo Maalinta40 loo celiyo Xaggiisa, Wuxuu u sheegi doonaa waxay faleen, oo Allaah wax walba waa uu Ogsoon yahay

❮ Previous Next ❯

ترجمة: ألا إن لله ما في السموات والأرض قد يعلم ما أنتم عليه, باللغة الصومالية

﴿ألا إن لله ما في السموات والأرض قد يعلم ما أنتم عليه﴾ [النور: 64]

Mahmud Muhammad Abduh
Eebaa iska Leh waxa ku Sugan Samooyinka iyo Dhulka, waana Ogyahay Waxaad ku Sugantihiin, iyo Maalinta loo Celin Xaggiisa, oo uga Warami waxay Camal faleen, Eebana wax kasta waa Ogyahay
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Eebaa iska Leh waxa ku Sugan Samooyinka iyo Dhulka, waana Ogyahay Waxaad ku Sugantihiin, iyo Maalinta loo Celin Xaggiisa, oo uga Warami waxay Camal faleen, Eebana wax kasta waa Ogyahay
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek