Quran with Somali translation - Surah Al-Furqan ayat 26 - الفُرقَان - Page - Juz 19
﴿ٱلۡمُلۡكُ يَوۡمَئِذٍ ٱلۡحَقُّ لِلرَّحۡمَٰنِۚ وَكَانَ يَوۡمًا عَلَى ٱلۡكَٰفِرِينَ عَسِيرٗا ﴾
[الفُرقَان: 26]
﴿الملك يومئذ الحق للرحمن وكان يوما على الكافرين عسيرا﴾ [الفُرقَان: 26]
| Mahmud Muhammad Abduh Xukunka Maalintaas ee Xaqa ah waxaa iska leh Eebaha Raxmaana, Waana Maalin Gaalada ku Daran |
| Shaykh Mahmood Muhammad Abdu Xukunka Maalintaas ee Xaqa ah waxaa iska leh Eebaha Raxmaana, Waana Maalin Gaalada ku Daran |