×

Markaas baan badbaadinnay isaga iyo intii raacday, marwadiisii maahee. Waxaan qaddarnay inay 27:57 Somali translation

Quran infoSomaliSurah An-Naml ⮕ (27:57) ayat 57 in Somali

27:57 Surah An-Naml ayat 57 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah An-Naml ayat 57 - النَّمل - Page - Juz 19

﴿فَأَنجَيۡنَٰهُ وَأَهۡلَهُۥٓ إِلَّا ٱمۡرَأَتَهُۥ قَدَّرۡنَٰهَا مِنَ ٱلۡغَٰبِرِينَ ﴾
[النَّمل: 57]

Markaas baan badbaadinnay isaga iyo intii raacday, marwadiisii maahee. Waxaan qaddarnay inay ka mid ahaato kuwa ku haray gadaal (la halaagay)

❮ Previous Next ❯

ترجمة: فأنجيناه وأهله إلا امرأته قدرناها من الغابرين, باللغة الصومالية

﴿فأنجيناه وأهله إلا امرأته قدرناها من الغابرين﴾ [النَّمل: 57]

Mahmud Muhammad Abduh
Waana Korinay Isagii iyo Ehelkiisii Haweenaydiisii mooyee, waxaan ku Qaddarray (ka dhignay) kuwa Halaagsami
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Waana Korinay Isagii iyo Ehelkiisii Haweenaydiisii mooyee, waxaan ku Qaddarray (ka dhignay) kuwa Halaagsami
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek