×

Oo dheh: Ammaan idilkeed iyo mahadba waxaa leh Allaah. Wuxuu idin tusi 27:93 Somali translation

Quran infoSomaliSurah An-Naml ⮕ (27:93) ayat 93 in Somali

27:93 Surah An-Naml ayat 93 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah An-Naml ayat 93 - النَّمل - Page - Juz 20

﴿وَقُلِ ٱلۡحَمۡدُ لِلَّهِ سَيُرِيكُمۡ ءَايَٰتِهِۦ فَتَعۡرِفُونَهَاۚ وَمَا رَبُّكَ بِغَٰفِلٍ عَمَّا تَعۡمَلُونَ ﴾
[النَّمل: 93]

Oo dheh: Ammaan idilkeed iyo mahadba waxaa leh Allaah. Wuxuu idin tusi doonaa calaamooyinkiisa, waana garan doontaan. Mana aha Rabbigaa mid moog waxa aad fashaan

❮ Previous Next ❯

ترجمة: وقل الحمد لله سيريكم آياته فتعرفونها وما ربك بغافل عما تعملون, باللغة الصومالية

﴿وقل الحمد لله سيريكم آياته فتعرفونها وما ربك بغافل عما تعملون﴾ [النَّمل: 93]

Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Waxaadna dhahdaa Mahad Eebaa iska leh wuxuu idin tusin Aayaadkiisa oo Aqoonsanaysaan, mana aha Eebaha mid Halmaansan waxaad Falaysaan
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek