Quran with Somali translation - Surah Al-Qasas ayat 53 - القَصَص - Page - Juz 20
﴿وَإِذَا يُتۡلَىٰ عَلَيۡهِمۡ قَالُوٓاْ ءَامَنَّا بِهِۦٓ إِنَّهُ ٱلۡحَقُّ مِن رَّبِّنَآ إِنَّا كُنَّا مِن قَبۡلِهِۦ مُسۡلِمِينَ ﴾
[القَصَص: 53]
﴿وإذا يتلى عليهم قالوا آمنا به إنه الحق من ربنا إنا كنا﴾ [القَصَص: 53]
Mahmud Muhammad Abduh Marka lagu Akhriyo Korkoodana waxay Dhahaan waan Rumaynay Quraanka inuu Xaq Eebaheen ka Yimid yahay Annaguna waxaan ahayn hortiis Muslimiin |
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu Marka lagu Akhriyo Korkoodana waxay Dhahaan waan Rumaynay Quraanka inuu Xaq Eebaheen ka Yimid yahay Annaguna waxaan ahayn hortiis Muslimiin |