×

Oo Waxaa ka mid ah Naxariistiisa, inuu idiin yeelay habeenka iyo maalinta 28:73 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Al-Qasas ⮕ (28:73) ayat 73 in Somali

28:73 Surah Al-Qasas ayat 73 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Al-Qasas ayat 73 - القَصَص - Page - Juz 20

﴿وَمِن رَّحۡمَتِهِۦ جَعَلَ لَكُمُ ٱلَّيۡلَ وَٱلنَّهَارَ لِتَسۡكُنُواْ فِيهِ وَلِتَبۡتَغُواْ مِن فَضۡلِهِۦ وَلَعَلَّكُمۡ تَشۡكُرُونَ ﴾
[القَصَص: 73]

Oo Waxaa ka mid ah Naxariistiisa, inuu idiin yeelay habeenka iyo maalinta si aad ugu nasataan iyo si aad u doonataan deeqdiisa, iyo inaad mahad naqdaan

❮ Previous Next ❯

ترجمة: ومن رحمته جعل لكم الليل والنهار لتسكنوا فيه ولتبتغوا من فضله ولعلكم, باللغة الصومالية

﴿ومن رحمته جعل لكم الليل والنهار لتسكنوا فيه ولتبتغوا من فضله ولعلكم﴾ [القَصَص: 73]

Mahmud Muhammad Abduh
Naxariistiisa waxaa ka mid ah inuu idiin yeelay Habeen iyo Dharaarba inaad Xasishaan dhexdiisa Dalabtaanna Fadligiisa iyo inaad ku Shugridaan
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Naxariistiisa waxaa ka mid ah inuu idiin yeelay Habeen iyo Dharaarba inaad Xasishaan dhexdiisa Dalabtaanna Fadligiisa iyo inaad ku Shugridaan
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek