Quran with Somali translation - Surah Al-‘Ankabut ayat 22 - العَنكبُوت - Page - Juz 20
﴿وَمَآ أَنتُم بِمُعۡجِزِينَ فِي ٱلۡأَرۡضِ وَلَا فِي ٱلسَّمَآءِۖ وَمَا لَكُم مِّن دُونِ ٱللَّهِ مِن وَلِيّٖ وَلَا نَصِيرٖ ﴾
[العَنكبُوت: 22]
﴿وما أنتم بمعجزين في الأرض ولا في السماء وما لكم من دون﴾ [العَنكبُوت: 22]
Mahmud Muhammad Abduh idinkuna ma tihidin kuwa Eebe ku daaliya Dhulka iyo Samada midna wax Eebe ka soohadhay oo idiin sokeeya ah ama idiin gargaarina ma jiro |
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu idinkuna ma tihidin kuwa Eebe ku daaliya Dhulka iyo Samada midna wax Eebe ka soohadhay oo idiin sokeeya ah ama idiin gargaarina ma jiro |