×

Oo yaa ka gardarro iyo gef badan kan ka been sheega Allaah 29:68 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Al-‘Ankabut ⮕ (29:68) ayat 68 in Somali

29:68 Surah Al-‘Ankabut ayat 68 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Al-‘Ankabut ayat 68 - العَنكبُوت - Page - Juz 21

﴿وَمَنۡ أَظۡلَمُ مِمَّنِ ٱفۡتَرَىٰ عَلَى ٱللَّهِ كَذِبًا أَوۡ كَذَّبَ بِٱلۡحَقِّ لَمَّا جَآءَهُۥٓۚ أَلَيۡسَ فِي جَهَنَّمَ مَثۡوٗى لِّلۡكَٰفِرِينَ ﴾
[العَنكبُوت: 68]

Oo yaa ka gardarro iyo gef badan kan ka been sheega Allaah ama beeniya Xaqu marka uu u yimaado? Miyaanay se ahayn Naarta hoyga gaalada

❮ Previous Next ❯

ترجمة: ومن أظلم ممن افترى على الله كذبا أو كذب بالحق لما جاءه, باللغة الصومالية

﴿ومن أظلم ممن افترى على الله كذبا أو كذب بالحق لما جاءه﴾ [العَنكبُوت: 68]

Mahmud Muhammad Abduh
Cidna kama dulmi badna ruux ku been abuurtay Eebe korkiisa ama beeniyey xaqa markuu u yimid, miyeyna ahayn Jahannamo Hoyga Gaalada
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Cidna kama dulmi badna ruux ku been abuurtay Eebe korkiisa ama beeniyey xaqa markuu u yimid, miyeyna ahayn Jahannamo Hoyga Gaalada
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek