×

Oo Waxaanu ku waajibannay aadmiga inuu wanaajiyo labadiisa waalid, haddiise ay kugula 29:8 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Al-‘Ankabut ⮕ (29:8) ayat 8 in Somali

29:8 Surah Al-‘Ankabut ayat 8 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Al-‘Ankabut ayat 8 - العَنكبُوت - Page - Juz 20

﴿وَوَصَّيۡنَا ٱلۡإِنسَٰنَ بِوَٰلِدَيۡهِ حُسۡنٗاۖ وَإِن جَٰهَدَاكَ لِتُشۡرِكَ بِي مَا لَيۡسَ لَكَ بِهِۦ عِلۡمٞ فَلَا تُطِعۡهُمَآۚ إِلَيَّ مَرۡجِعُكُمۡ فَأُنَبِّئُكُم بِمَا كُنتُمۡ تَعۡمَلُونَ ﴾
[العَنكبُوت: 8]

Oo Waxaanu ku waajibannay aadmiga inuu wanaajiyo labadiisa waalid, haddiise ay kugula dadaalaan inaad ila wadaajiso (cibaadada) wax aad u heysan cilmi2, ha ku adeecin. Waa Xaggayga noqodkiinnu, marka waxaan idiin sheegi doonaa waxa aad fasheen

❮ Previous Next ❯

ترجمة: ووصينا الإنسان بوالديه حسنا وإن جاهداك لتشرك بي ما ليس لك به, باللغة الصومالية

﴿ووصينا الإنسان بوالديه حسنا وإن جاهداك لتشرك بي ما ليس لك به﴾ [العَنكبُوت: 8]

Mahmud Muhammad Abduh
waxaan u dardaaaranay Dadka Labadiisii Waalid wanaagfalkooda, hadday kugula dadaalaan inaad ila wadaajiso waxaadan cilmi u lahayn (Gaalowdo) ha ku adeecin, xaggayga unbaa laydiin soo celin, waxaana idiinka warrami (abaalna marin) waxaad camalfali jirteen
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
waxaan u dardaaranay Dadka Labadiisii Waalid wanaagfalkooda, hadday kugula dadaalaan inaad ila wadaajiso waxaadan cilmi u lahayn (Gaalowdo) ha ku adeecin, xaggayga unbaa laydiin soo celin, waxaana idiinka warrami (abaalna marin) waxaad camalfali jirteen
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek