×

Bal eega! Idinka weeye kuwa ku dooday waxa aad aqoon u lahaydeen, 3:66 Somali translation

Quran infoSomaliSurah al-‘Imran ⮕ (3:66) ayat 66 in Somali

3:66 Surah al-‘Imran ayat 66 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah al-‘Imran ayat 66 - آل عِمران - Page - Juz 3

﴿هَٰٓأَنتُمۡ هَٰٓؤُلَآءِ حَٰجَجۡتُمۡ فِيمَا لَكُم بِهِۦ عِلۡمٞ فَلِمَ تُحَآجُّونَ فِيمَا لَيۡسَ لَكُم بِهِۦ عِلۡمٞۚ وَٱللَّهُ يَعۡلَمُ وَأَنتُمۡ لَا تَعۡلَمُونَ ﴾
[آل عِمران: 66]

Bal eega! Idinka weeye kuwa ku dooday waxa aad aqoon u lahaydeen, Ee maxaad haddaba uga doodaysaan wax aydaan aqoon u lahayn? Oo Allaah baa ogsoon, idinkuse ma ogidin

❮ Previous Next ❯

ترجمة: ها أنتم هؤلاء حاججتم فيما لكم به علم فلم تحاجون فيما ليس, باللغة الصومالية

﴿ها أنتم هؤلاء حاججتم فيما لكم به علم فلم تحاجون فيما ليس﴾ [آل عِمران: 66]

Mahmud Muhammad Abduh
Kuwanow (Yuhuud iyo Nasaaro) waxaad ku muranteen waxaad wax ka ogtihiin ee maxaad ugu murmeysaan waxaydaan Cilmi u lahayn, Eebaa og idinkuse wax ma ogidiin
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Kuwanow (Yuhuud iyo Nasaaro) waxaad ku muranteen waxaad wax ka ogtihiin ee maxaad ugu murmeysaan waxaydaan Cilmi u lahayn, Eebaa og idinkuse wax ma ogidiin
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek