Quran with Somali translation - Surah al-‘Imran ayat 70 - آل عِمران - Page - Juz 3
﴿يَٰٓأَهۡلَ ٱلۡكِتَٰبِ لِمَ تَكۡفُرُونَ بِـَٔايَٰتِ ٱللَّهِ وَأَنتُمۡ تَشۡهَدُونَ ﴾
[آل عِمران: 70]
﴿ياأهل الكتاب لم تكفرون بآيات الله وأنتم تشهدون﴾ [آل عِمران: 70]
Mahmud Muhammad Abduh Ehelu Kitaabow maxaad uga Gaaloobaysaan Aayadka Eebe idinkoo marag ah (og xaqnimadeeda) |
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu Ehelu Kitaabow maxaad uga Gaaloobaysaan Aayadka Eebe idinkoo marag ah (og xaqnimadeeda) |