×

Oo koox ka mid ah ehlul- Kitaabka waxay yidhaahdaan: Rumeeya waxa loo 3:72 Somali translation

Quran infoSomaliSurah al-‘Imran ⮕ (3:72) ayat 72 in Somali

3:72 Surah al-‘Imran ayat 72 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah al-‘Imran ayat 72 - آل عِمران - Page - Juz 3

﴿وَقَالَت طَّآئِفَةٞ مِّنۡ أَهۡلِ ٱلۡكِتَٰبِ ءَامِنُواْ بِٱلَّذِيٓ أُنزِلَ عَلَى ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ وَجۡهَ ٱلنَّهَارِ وَٱكۡفُرُوٓاْ ءَاخِرَهُۥ لَعَلَّهُمۡ يَرۡجِعُونَ ﴾
[آل عِمران: 72]

Oo koox ka mid ah ehlul- Kitaabka waxay yidhaahdaan: Rumeeya waxa loo soo waxyooday kuwaa rumeysan gelinka hore ee maalinta, oo diida aakhirkeeda, bal in ay ka soo noqdaan (diintooda)

❮ Previous Next ❯

ترجمة: وقالت طائفة من أهل الكتاب آمنوا بالذي أنـزل على الذين آمنوا وجه, باللغة الصومالية

﴿وقالت طائفة من أهل الكتاب آمنوا بالذي أنـزل على الذين آمنوا وجه﴾ [آل عِمران: 72]

Mahmud Muhammad Abduh
Waxay dhaheen koox ka mid ah Ehelu Kitaabka rumeeya waxa lagu soo dajiyey kuwa (Xaqa) rumeeyey (Quraanka) Maalinta horteeda kana gaalooba maalinta gadaasheeda waxay u dhawyihiin Mu'miniintu inay noqdaane (Gaaloobaan)
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Waxay dhaheen koox ka mid ah Ehelu Kitaabka rumeeya waxa lagu soo dajiyey kuwa (Xaqa) rumeeyey (Quraanka) Maalinta horteeda kana gaalooba maalinta gadaasheeda waxay u dhawyihiin Mu'miniintu inay noqdaane (Gaaloobaan)
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek