×

Oo markay Mu’minintu arkeen axzaabta waxay yidhaahdeen: Kani waa waxay Allaah iyo 33:22 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Al-Ahzab ⮕ (33:22) ayat 22 in Somali

33:22 Surah Al-Ahzab ayat 22 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Al-Ahzab ayat 22 - الأحزَاب - Page - Juz 21

﴿وَلَمَّا رَءَا ٱلۡمُؤۡمِنُونَ ٱلۡأَحۡزَابَ قَالُواْ هَٰذَا مَا وَعَدَنَا ٱللَّهُ وَرَسُولُهُۥ وَصَدَقَ ٱللَّهُ وَرَسُولُهُۥۚ وَمَا زَادَهُمۡ إِلَّآ إِيمَٰنٗا وَتَسۡلِيمٗا ﴾
[الأحزَاب: 22]

Oo markay Mu’minintu arkeen axzaabta waxay yidhaahdeen: Kani waa waxay Allaah iyo Rasuulkiisu noo yabooheen18, oo Allaah iyo Rasuuliisu run bay sheegeen, oo uma kordhin waxaan ahayen iimaan iyo hoggaansan

❮ Previous Next ❯

ترجمة: ولما رأى المؤمنون الأحزاب قالوا هذا ما وعدنا الله ورسوله وصدق الله, باللغة الصومالية

﴿ولما رأى المؤمنون الأحزاب قالوا هذا ما وعدنا الله ورسوله وصدق الله﴾ [الأحزَاب: 22]

Mahmud Muhammad Abduh
markay Mu'miniintu arkeen Xisbiyadii (colkii) waxay dhaheen kan waa wixii Eebe iyo Rasuulkiisu noogu yagooheen, runbuu sheegay Eebe iyo Rasuulkiisu, waxaan Iimaan iyo Hagaansan ahayna uma siyaadinin
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
markay Mu'miniintu arkeen Xisbiyadii (colkii) waxay dhaheen kan waa wixii Eebe iyo Rasuulkiisu noogu yabooheen, runbuu sheegay Eebe iyo Rasuulkiisu, waxaan Iimaan iyo Hogaansan ahayna uma siyaadinin
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek