×

Uma yeelin Allaah ninna labo qalbi oo ku jira gudahiisa, kamana dhigin 33:4 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Al-Ahzab ⮕ (33:4) ayat 4 in Somali

33:4 Surah Al-Ahzab ayat 4 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Al-Ahzab ayat 4 - الأحزَاب - Page - Juz 21

﴿مَّا جَعَلَ ٱللَّهُ لِرَجُلٖ مِّن قَلۡبَيۡنِ فِي جَوۡفِهِۦۚ وَمَا جَعَلَ أَزۡوَٰجَكُمُ ٱلَّٰٓـِٔي تُظَٰهِرُونَ مِنۡهُنَّ أُمَّهَٰتِكُمۡۚ وَمَا جَعَلَ أَدۡعِيَآءَكُمۡ أَبۡنَآءَكُمۡۚ ذَٰلِكُمۡ قَوۡلُكُم بِأَفۡوَٰهِكُمۡۖ وَٱللَّهُ يَقُولُ ٱلۡحَقَّ وَهُوَ يَهۡدِي ٱلسَّبِيلَ ﴾
[الأحزَاب: 4]

Uma yeelin Allaah ninna labo qalbi oo ku jira gudahiisa, kamana dhigin afooyinkiinna aad dhabarradooda ku matashaan dhabarrada hooyooyinkiin2, hooyooyinkiin oo kale, kamana dhigin kuwaa aad ku sheegataan inay yihiin ilmahiinna, ilmihiinna runta ah aad dhasheen3. Kuwani wax kale maahee waa hadal uun aad ka tidhaahdaan afafkiinna. Oo Allaah wuxuu ku hadlaa runta, oo Isagaa wax ku hanuunsha Jidka (Toosan)

❮ Previous Next ❯

ترجمة: ما جعل الله لرجل من قلبين في جوفه وما جعل أزواجكم اللائي, باللغة الصومالية

﴿ما جعل الله لرجل من قلبين في جوفه وما جعل أزواجكم اللائي﴾ [الأحزَاب: 4]

Mahmud Muhammad Abduh
Mayeelin Eebe Laba qalbi Ruux Laabtiis, mana yeelin Haweenkiina aad dihaaraysaanna (ku dhaaranaysaana) Hooyooyinkiin oo kale, mana yeelin kuwaad sheegateenna Caruurtiinna oo kale, taasi waa hadalka afkiinna uun Eebana wuxuu sheegi xaqa, isagaana ku hanuuniya Jidka (toosan)
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Mayeelin Eebe Laba qalbi Ruux Laabtiis, mana yeelin Haweenkiina aad dihaaraysaanna (ku dhaaranaysaana) Hooyooyinkiin oo kale, mana yeelin kuwaad sheegateenna Caruurtiinna oo kale, taasi waa hadalka afkiinna uun Eebana wuxuu sheegi xaqa, isagaana ku hanuuniya Jidka (toosan)
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek