Quran with Somali translation - Surah Saba’ ayat 17 - سَبإ - Page - Juz 22
﴿ذَٰلِكَ جَزَيۡنَٰهُم بِمَا كَفَرُواْۖ وَهَلۡ نُجَٰزِيٓ إِلَّا ٱلۡكَفُورَ ﴾
[سَبإ: 17]
﴿ذلك جزيناهم بما كفروا وهل نجازي إلا الكفور﴾ [سَبإ: 17]
| Mahmud Muhammad Abduh Sidaasaana ku abaalmarinay gaalnimadoodii darteed, abaalmarin xunna waxaan abaal marinaa kuwa gaalnimada badan |
| Shaykh Mahmood Muhammad Abdu Sidaasaana ku abaalmarinay gaalnimadoodii darteed, abaalmarin xunna waxaan abaal marinaa kuwa gaalnimada badan |