Quran with Somali translation - Surah Saba’ ayat 38 - سَبإ - Page - Juz 22
﴿وَٱلَّذِينَ يَسۡعَوۡنَ فِيٓ ءَايَٰتِنَا مُعَٰجِزِينَ أُوْلَٰٓئِكَ فِي ٱلۡعَذَابِ مُحۡضَرُونَ ﴾
[سَبإ: 38]
﴿والذين يسعون في آياتنا معاجزين أولئك في العذاب محضرون﴾ [سَبإ: 38]
| Mahmud Muhammad Abduh Kuwa u socda ka (reebidda) aayaadkanaga iyagoo isleh Eebe daaliya, kuwaas waxaa lagu kulmin cadaab |
| Shaykh Mahmood Muhammad Abdu Kuwa u socda ka (reebidda) aayaadkanaga iyagoo isleh Eebe daaliya, kuwaas waxaa lagu kulmin cadaab |