×

Oo kuwa nool iyo kuwa meydka ah6 ma sinna. hubaal Allaah Wuxuu 35:22 Somali translation

Quran infoSomaliSurah FaTir ⮕ (35:22) ayat 22 in Somali

35:22 Surah FaTir ayat 22 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah FaTir ayat 22 - فَاطِر - Page - Juz 22

﴿وَمَا يَسۡتَوِي ٱلۡأَحۡيَآءُ وَلَا ٱلۡأَمۡوَٰتُۚ إِنَّ ٱللَّهَ يُسۡمِعُ مَن يَشَآءُۖ وَمَآ أَنتَ بِمُسۡمِعٖ مَّن فِي ٱلۡقُبُورِ ﴾
[فَاطِر: 22]

Oo kuwa nool iyo kuwa meydka ah6 ma sinna. hubaal Allaah Wuxuu wax maqashiiyaa ciddii uu doono7, oo adigu wax ma maqashiin kartid kuwa ku jira qubuuraha

❮ Previous Next ❯

ترجمة: وما يستوي الأحياء ولا الأموات إن الله يسمع من يشاء وما أنت, باللغة الصومالية

﴿وما يستوي الأحياء ولا الأموات إن الله يسمع من يشاء وما أنت﴾ [فَاطِر: 22]

Mahmud Muhammad Abduh
Mana eka kuwa nool iyo kuwo dhintay, Eebana wuxuu wax maqashiiyaa cidduu doono, mase maqashiin kartid cid qubuur ku sugan (gaaladuna) waa wax dhintay oo kale
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek