Quran with Somali translation - Surah FaTir ayat 28 - فَاطِر - Page - Juz 22
﴿وَمِنَ ٱلنَّاسِ وَٱلدَّوَآبِّ وَٱلۡأَنۡعَٰمِ مُخۡتَلِفٌ أَلۡوَٰنُهُۥ كَذَٰلِكَۗ إِنَّمَا يَخۡشَى ٱللَّهَ مِنۡ عِبَادِهِ ٱلۡعُلَمَٰٓؤُاْۗ إِنَّ ٱللَّهَ عَزِيزٌ غَفُورٌ ﴾ 
[فَاطِر: 28]
﴿ومن الناس والدواب والأنعام مختلف ألوانه كذلك إنما يخشى الله من عباده﴾ [فَاطِر: 28]
| Mahmud Muhammad Abduh Dadka iyo dhulsocotada iyo xoolahaba waxaa ka mid ah midabo kala duwan saas oo kale  | 
| Shaykh Mahmood Muhammad Abdu Dadka iyo dhulsocotada iyo xoolahaba waxaa ka mid ah kuwo midabadoodu kala duwanyihiin saas oo kale waxaa alle ka cabsada uun adoomadiisa culimada , eebana waa ka taladiisa u xoogbadan dhaafidna badan  |