×

Hubaal kuwa akhriya Kitaabka Ilaahay oo hagaajiya salaadda, oo wax ka bixiya 35:29 Somali translation

Quran infoSomaliSurah FaTir ⮕ (35:29) ayat 29 in Somali

35:29 Surah FaTir ayat 29 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah FaTir ayat 29 - فَاطِر - Page - Juz 22

﴿إِنَّ ٱلَّذِينَ يَتۡلُونَ كِتَٰبَ ٱللَّهِ وَأَقَامُواْ ٱلصَّلَوٰةَ وَأَنفَقُواْ مِمَّا رَزَقۡنَٰهُمۡ سِرّٗا وَعَلَانِيَةٗ يَرۡجُونَ تِجَٰرَةٗ لَّن تَبُورَ ﴾
[فَاطِر: 29]

Hubaal kuwa akhriya Kitaabka Ilaahay oo hagaajiya salaadda, oo wax ka bixiya waxa aanu siinnay sir iyo caddaanba, waxay rajeeyaan ganac la hubo faa’ideeda, oo aan weligeed baari doonin

❮ Previous Next ❯

ترجمة: إن الذين يتلون كتاب الله وأقاموا الصلاة وأنفقوا مما رزقناهم سرا وعلانية, باللغة الصومالية

﴿إن الذين يتلون كتاب الله وأقاموا الصلاة وأنفقوا مما رزقناهم سرا وعلانية﴾ [فَاطِر: 29]

Mahmud Muhammad Abduh
Kuwa akhriya kitaabka Eebe oo salaadda ooga wax ka nafaqeeya (ka bixiya) waxaan ku arsaaqnay qarsoodi iyo caddaanba waxay rajayn tijaaro (ganacsi) aan baaraynin
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Kuwa akhriya kitaabka Eebe oo salaadda ooga wax ka nafaqeeya (ka bixiya) waxaan ku arsaaqnay qarsoodi iyo caddaanba waxay rajayn tijaaro (ganacsi) aan baaba aynin
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek