×

Oo (ma xagga) kuwa xaqa diida abaalkooda waa dabka aan dameyn ee 35:36 Somali translation

Quran infoSomaliSurah FaTir ⮕ (35:36) ayat 36 in Somali

35:36 Surah FaTir ayat 36 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah FaTir ayat 36 - فَاطِر - Page - Juz 22

﴿وَٱلَّذِينَ كَفَرُواْ لَهُمۡ نَارُ جَهَنَّمَ لَا يُقۡضَىٰ عَلَيۡهِمۡ فَيَمُوتُواْ وَلَا يُخَفَّفُ عَنۡهُم مِّنۡ عَذَابِهَاۚ كَذَٰلِكَ نَجۡزِي كُلَّ كَفُورٖ ﴾
[فَاطِر: 36]

Oo (ma xagga) kuwa xaqa diida abaalkooda waa dabka aan dameyn ee Naarta. Laguma xukumi doono geeri si ay u dhintaan, lagamana khafiifan doono cadaabkeeda. Sidaas oo kale baan ugu abaal gudnaa mid kastoo abaal laawe ah

❮ Previous Next ❯

ترجمة: والذين كفروا لهم نار جهنم لا يقضى عليهم فيموتوا ولا يخفف عنهم, باللغة الصومالية

﴿والذين كفروا لهم نار جهنم لا يقضى عليهم فيموتوا ولا يخفف عنهم﴾ [فَاطِر: 36]

Mahmud Muhammad Abduh
Kuwii gaaloobay waxay mudan naarta Jahannamo, laguma xukumo geeri oy dhintaan, lagamana fududeeyo Cadaabkeeda, saasaana ku abaal marinaa mid kastoo gaalimo badan
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Kuwii gaaloobay waxay mudan naarta Jahannamo, laguma xukumo geeri oy dhintaan, lagamana fududeeyo Cadaabkeeda, saasaana ku abaal marinaa mid kastoo gaalimo badan
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek