×

Oo Allaah waa Ka soo dira dabaylaha ee kicisa daruur, markaa aanu 35:9 Somali translation

Quran infoSomaliSurah FaTir ⮕ (35:9) ayat 9 in Somali

35:9 Surah FaTir ayat 9 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah FaTir ayat 9 - فَاطِر - Page - Juz 22

﴿وَٱللَّهُ ٱلَّذِيٓ أَرۡسَلَ ٱلرِّيَٰحَ فَتُثِيرُ سَحَابٗا فَسُقۡنَٰهُ إِلَىٰ بَلَدٖ مَّيِّتٖ فَأَحۡيَيۡنَا بِهِ ٱلۡأَرۡضَ بَعۡدَ مَوۡتِهَاۚ كَذَٰلِكَ ٱلنُّشُورُ ﴾
[فَاطِر: 9]

Oo Allaah waa Ka soo dira dabaylaha ee kicisa daruur, markaa aanu u kaxeyno beled dhintay, oo aan ku nooleyno arlada kaddib dhimashadeeda, sidaas oo kale weeyaan soo Bixinta

❮ Previous Next ❯

ترجمة: والله الذي أرسل الرياح فتثير سحابا فسقناه إلى بلد ميت فأحيينا به, باللغة الصومالية

﴿والله الذي أرسل الرياح فتثير سحابا فسقناه إلى بلد ميت فأحيينا به﴾ [فَاطِر: 9]

Mahmud Muhammad Abduh
Eebe waa kan diray dabaysha oy kiciso daruuro markaasaan u kaxayn magaalo dhimatay (abaarowday) markaasaan ku noolaynay roobkaas dhulka intu dhintay ka dib, saas weeye soo bixintiina
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Eebe waa kan diray dabaysha oy kiciso daruuro markaasaan u kaxayn magaalo dhimatay (abaarowday) markaasaan ku noolaynay roobkaas dhulka intu dhintay ka dib, saas weeye soo bixintiina
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek