Quran with Somali translation - Surah Ya-Sin ayat 34 - يسٓ - Page - Juz 23
﴿وَجَعَلۡنَا فِيهَا جَنَّٰتٖ مِّن نَّخِيلٖ وَأَعۡنَٰبٖ وَفَجَّرۡنَا فِيهَا مِنَ ٱلۡعُيُونِ ﴾
[يسٓ: 34]
﴿وجعلنا فيها جنات من نخيل وأعناب وفجرنا فيها من العيون﴾ [يسٓ: 34]
| Mahmud Muhammad Abduh Waxaana yeellay dhexdeeda beero Timir iyo Cinabyo ah, waxaana ka dillaacinay dhexdeeda ilo (Biyo ah) |
| Shaykh Mahmood Muhammad Abdu Waxaana yeellay dhexdeeda beero Timir iyo Cinabyo ah, waxaana ka dillaacinay dhexdeeda ilo (Biyo ah) |