Quran with Somali translation - Surah Ya-Sin ayat 38 - يسٓ - Page - Juz 23
﴿وَٱلشَّمۡسُ تَجۡرِي لِمُسۡتَقَرّٖ لَّهَاۚ ذَٰلِكَ تَقۡدِيرُ ٱلۡعَزِيزِ ٱلۡعَلِيمِ ﴾
[يسٓ: 38]
﴿والشمس تجري لمستقر لها ذلك تقدير العزيز العليم﴾ [يسٓ: 38]
Mahmud Muhammad Abduh Qorraxduna waxay kuorodaa meelay leedahay, taasina waa qadaraadda Eebaha adkaada ee waxwalba og |
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu Qorraxduna waxay kuorodaa meelay leedahay, taasina waa qadaraadda Eebaha adkaada ee waxwalba og |