×

Ma waxaa lagu soo dejiyey Waanada isaga (keliya) dhexdeenna? Bal! Waxay ka 38:8 Somali translation

Quran infoSomaliSurah sad ⮕ (38:8) ayat 8 in Somali

38:8 Surah sad ayat 8 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah sad ayat 8 - صٓ - Page - Juz 23

﴿أَءُنزِلَ عَلَيۡهِ ٱلذِّكۡرُ مِنۢ بَيۡنِنَاۚ بَلۡ هُمۡ فِي شَكّٖ مِّن ذِكۡرِيۚ بَل لَّمَّا يَذُوقُواْ عَذَابِ ﴾
[صٓ: 8]

Ma waxaa lagu soo dejiyey Waanada isaga (keliya) dhexdeenna? Bal! Waxay ka shaki qabaan Waanadeyda. Bal wali ma aysan dhadhamin Cadaabtayda

❮ Previous Next ❯

ترجمة: أؤنـزل عليه الذكر من بيننا بل هم في شك من ذكري بل, باللغة الصومالية

﴿أؤنـزل عليه الذكر من بيننا بل هم في شك من ذكري بل﴾ [صٓ: 8]

Mahmud Muhammad Abduh
Ma quraankaa lagudajiyey isagoo na dhexjooga (anagaa ka mudan) waxayse kaga sugan yihiin Quraankayga shaki walina mayan dhahdhamin Cadaabkayga
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Ma quraankaa lagudajiyey isagoo na dhexjooga (anagaa ka mudan) waxayse kaga sugan yihiin Quraankayga shaki walina mayan dhadhamin Cadaabkayga
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek