×

Haddaad ka fogaataan dambiyada waaweyn ee la idinka reebay, waxaan idin dhaafi 4:31 Somali translation

Quran infoSomaliSurah An-Nisa’ ⮕ (4:31) ayat 31 in Somali

4:31 Surah An-Nisa’ ayat 31 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah An-Nisa’ ayat 31 - النِّسَاء - Page - Juz 5

﴿إِن تَجۡتَنِبُواْ كَبَآئِرَ مَا تُنۡهَوۡنَ عَنۡهُ نُكَفِّرۡ عَنكُمۡ سَيِّـَٔاتِكُمۡ وَنُدۡخِلۡكُم مُّدۡخَلٗا كَرِيمٗا ﴾
[النِّسَاء: 31]

Haddaad ka fogaataan dambiyada waaweyn ee la idinka reebay, waxaan idin dhaafi doonnaa dambiyadiinna (yar yar), oo sababi doonaan inaad gashaan meel gelitaan sharaf leh (Jannada)

❮ Previous Next ❯

ترجمة: إن تجتنبوا كبائر ما تنهون عنه نكفر عنكم سيئاتكم وندخلكم مدخلا كريما, باللغة الصومالية

﴿إن تجتنبوا كبائر ما تنهون عنه نكفر عنكم سيئاتكم وندخلكم مدخلا كريما﴾ [النِّسَاء: 31]

Mahmud Muhammad Abduh
Haddaad ka Dheeraataan Dambiyada waa weyn waxaan idinka Reebeynno waxaannu ka asturi Xaggiinna Xumaantiinna waxaana idin Galin Meel Fiican (Sharaf leh)
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Haddaad ka Dheeraataan Dambiyada waa weyn waxaan idinka Reebeynno waxaannu ka asturi Xaggiinna Xumaantiinna waxaana idin Galin Meel Fiican (Sharaf leh)
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek