Quran with Somali translation - Surah An-Nisa’ ayat 86 - النِّسَاء - Page - Juz 5
﴿وَإِذَا حُيِّيتُم بِتَحِيَّةٖ فَحَيُّواْ بِأَحۡسَنَ مِنۡهَآ أَوۡ رُدُّوهَآۗ إِنَّ ٱللَّهَ كَانَ عَلَىٰ كُلِّ شَيۡءٍ حَسِيبًا ﴾ 
[النِّسَاء: 86]
﴿وإذا حييتم بتحية فحيوا بأحسن منها أو ردوها إن الله كان على﴾ [النِّسَاء: 86]
| Mahmud Muhammad Abduh Haddii laydin Salaamo Salaan ku Salaama mid ka Fiican ama ku celiya (mid la mid ah) Eebana waa wax kasta Xisaabiye (Kaafiye)  | 
| Shaykh Mahmood Muhammad Abdu Haddii laydin Salaamo Salaan ku Salaama mid ka Fiican ama ku celiya (mid la mid ah) Eebana waa wax kasta Xisaabiye (Kaafiye)  |