×

Oo nin mu’min ah oo ka mid ah reer Fircoon (Xizqil, Fircoon 40:28 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Ghafir ⮕ (40:28) ayat 28 in Somali

40:28 Surah Ghafir ayat 28 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Ghafir ayat 28 - غَافِر - Page - Juz 24

﴿وَقَالَ رَجُلٞ مُّؤۡمِنٞ مِّنۡ ءَالِ فِرۡعَوۡنَ يَكۡتُمُ إِيمَٰنَهُۥٓ أَتَقۡتُلُونَ رَجُلًا أَن يَقُولَ رَبِّيَ ٱللَّهُ وَقَدۡ جَآءَكُم بِٱلۡبَيِّنَٰتِ مِن رَّبِّكُمۡۖ وَإِن يَكُ كَٰذِبٗا فَعَلَيۡهِ كَذِبُهُۥۖ وَإِن يَكُ صَادِقٗا يُصِبۡكُم بَعۡضُ ٱلَّذِي يَعِدُكُمۡۖ إِنَّ ٱللَّهَ لَا يَهۡدِي مَنۡ هُوَ مُسۡرِفٞ كَذَّابٞ ﴾
[غَافِر: 28]

Oo nin mu’min ah oo ka mid ah reer Fircoon (Xizqil, Fircoon ina Adeerki, khaznad hayahii dawladda) oo qarsanayey Iimaankiisa wuxuu yidhi: Ma waxaad ku dileysaan nin sababta ah inuu leeyahay: Rabbigay waa Allaah, oo dhab ahaan wuxuu idiin keenay Xujooyin Cad xagga Rabbigiin? Oo haddii uu yahay beenlow, isaga bay u daran tahay oo dushiisa ahaan beentiisu; haddiise uu run sheegayo, waxaa idinku dhici doona qaar waxaa uu idinku gooddiyo. Hubaal Allaah ma hanuuniyo mid isagu ah xad gudbe, beenaale

❮ Previous Next ❯

ترجمة: وقال رجل مؤمن من آل فرعون يكتم إيمانه أتقتلون رجلا أن يقول, باللغة الصومالية

﴿وقال رجل مؤمن من آل فرعون يكتم إيمانه أتقتلون رجلا أن يقول﴾ [غَافِر: 28]

Mahmud Muhammad Abduh
Wuxuu yidhi nin Mu'min ah oo ka mid ah dadka Fircoon oo qarinaayay limaankiisa, ma waxaad udilaysaan in uu yidhi Eebahay waa Alle, isagoo idiinkala yimid xijooyin xagga Eebihiin hadduu beenaale yahayna isagay dhibi beentiisu, hadduu runle yahayna waxaa idin ku dhici wuxuu idiin ku yaboohay qaarkiis, Eebana ma hanuuniyo danbi badane been badan
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek