×

Oo marka ay iskula doodayaan Naarta gudaheeda, waxay kuwii taagta darraa ( 40:47 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Ghafir ⮕ (40:47) ayat 47 in Somali

40:47 Surah Ghafir ayat 47 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Ghafir ayat 47 - غَافِر - Page - Juz 24

﴿وَإِذۡ يَتَحَآجُّونَ فِي ٱلنَّارِ فَيَقُولُ ٱلضُّعَفَٰٓؤُاْ لِلَّذِينَ ٱسۡتَكۡبَرُوٓاْ إِنَّا كُنَّا لَكُمۡ تَبَعٗا فَهَلۡ أَنتُم مُّغۡنُونَ عَنَّا نَصِيبٗا مِّنَ ٱلنَّارِ ﴾
[غَافِر: 47]

Oo marka ay iskula doodayaan Naarta gudaheeda, waxay kuwii taagta darraa ( raciyada ahaa) ku odhan kuwii ( madaxda ahaa) ee isla weynaa; hubaal Waxaan innagu ahayn kuwo idinka idin raacsan, ee ma naga qaadeysaan qayb ka mid ah Naarta

❮ Previous Next ❯

ترجمة: وإذ يتحاجون في النار فيقول الضعفاء للذين استكبروا إنا كنا لكم تبعا, باللغة الصومالية

﴿وإذ يتحاجون في النار فيقول الضعفاء للذين استكبروا إنا كنا لكم تبعا﴾ [غَافِر: 47]

Mahmud Muhammad Abduh
Xusuuso waqtigay ku doodi ehelu Naarku Naarta dhexdeeda ooy ku odhan kuwii (raaciyada ahaa) kuwii (madaxda ahaa) ee isla weynaa idinkaan idin raacaynay ee wax manooga taraysaan qayb naarta ka mid ah
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Xusuuso waqtigay ku doodi ehelu Naarku Naarta dhexdeeda ooy ku odhan kuwii (raaciyada ahaa) kuwii (madaxda ahaa) ee isla weynaa idinkaan idin raacaynay ee wax manooga taraysaan qayb naarta ka mid ah
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek