Quran with Somali translation - Surah Fussilat ayat 28 - فُصِّلَت - Page - Juz 24
﴿ذَٰلِكَ جَزَآءُ أَعۡدَآءِ ٱللَّهِ ٱلنَّارُۖ لَهُمۡ فِيهَا دَارُ ٱلۡخُلۡدِ جَزَآءَۢ بِمَا كَانُواْ بِـَٔايَٰتِنَا يَجۡحَدُونَ ﴾ 
[فُصِّلَت: 28]
﴿ذلك جزاء أعداء الله النار لهم فيها دار الخلد جزاء بما كانوا﴾ [فُصِّلَت: 28]
| Mahmud Muhammad Abduh Kaasi waa abaalmarinta colka Eebe, waxayna gali Naar iyadoo u noqon Curi waarid, iyagoo laga abaal marin aayaadkanaga aydiideen  | 
| Shaykh Mahmood Muhammad Abdu Kaasi waa abaalmarinta colka Eebe, waxayna gali Naar iyadoo u noqon Curi waarid, iyagoo laga abaal marin aayaadkanaga aydiideen  |