Quran with Somali translation - Surah Al-Jathiyah ayat 14 - الجاثِية - Page - Juz 25
﴿قُل لِّلَّذِينَ ءَامَنُواْ يَغۡفِرُواْ لِلَّذِينَ لَا يَرۡجُونَ أَيَّامَ ٱللَّهِ لِيَجۡزِيَ قَوۡمَۢا بِمَا كَانُواْ يَكۡسِبُونَ ﴾
[الجاثِية: 14]
﴿قل للذين آمنوا يغفروا للذين لا يرجون أيام الله ليجزي قوما بما﴾ [الجاثِية: 14]
Mahmud Muhammad Abduh waxaad u dhahdaa kuwa rumeeyey u dhaafa kuwaan ka yaabayn ciqaabta Eebe si uu uga abaal mariyo qoom waxay kasbadeen |
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu waxaad u dhahdaa kuwa rumeeyey u dhaafa kuwaan ka yaabayn ciqaabta Eebe si uu uga abaal mariyo qoom waxay kasbadeen |