×

Ma waysan u fiirsan in Allaah ee abuuray samooyinka iyo arlada, oo 46:33 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Al-Ahqaf ⮕ (46:33) ayat 33 in Somali

46:33 Surah Al-Ahqaf ayat 33 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Al-Ahqaf ayat 33 - الأحقَاف - Page - Juz 26

﴿أَوَلَمۡ يَرَوۡاْ أَنَّ ٱللَّهَ ٱلَّذِي خَلَقَ ٱلسَّمَٰوَٰتِ وَٱلۡأَرۡضَ وَلَمۡ يَعۡيَ بِخَلۡقِهِنَّ بِقَٰدِرٍ عَلَىٰٓ أَن يُحۡـِۧيَ ٱلۡمَوۡتَىٰۚ بَلَىٰٓۚ إِنَّهُۥ عَلَىٰ كُلِّ شَيۡءٖ قَدِيرٞ ﴾
[الأحقَاف: 33]

Ma waysan u fiirsan in Allaah ee abuuray samooyinka iyo arlada, oo aan ku daalin abuuristooda uu awoodo inuu nooleeyo meytida? Haayoo, hubaal waa Kan wax walba Kara

❮ Previous Next ❯

ترجمة: أو لم يروا أن الله الذي خلق السموات والأرض ولم يعي بخلقهن, باللغة الصومالية

﴿أو لم يروا أن الله الذي خلق السموات والأرض ولم يعي بخلقهن﴾ [الأحقَاف: 33]

Mahmud Muhammad Abduh
Miyeeyna ogayn Eebaha abuuray Samaawaadka iyo dhulka aan kana noogin abuurkooda inuu karo inuu soo nooleeyo wixii dhintay, saas ma aha ee Eebe wax walba oo uu doono wuu karaa
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Miyeeyna ogayn Eebaha abuuray Samaawaadka iyo dhulka aan kana noogin abuurkooda inuu karo inuu soo nooleeyo wixii dhintay, saas ma aha ee Eebe wax walba oo uu doono wuu karaa
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek