Quran with Somali translation - Surah Muhammad ayat 25 - مُحمد - Page - Juz 26
﴿إِنَّ ٱلَّذِينَ ٱرۡتَدُّواْ عَلَىٰٓ أَدۡبَٰرِهِم مِّنۢ بَعۡدِ مَا تَبَيَّنَ لَهُمُ ٱلۡهُدَى ٱلشَّيۡطَٰنُ سَوَّلَ لَهُمۡ وَأَمۡلَىٰ لَهُمۡ ﴾
[مُحمد: 25]
﴿إن الذين ارتدوا على أدبارهم من بعد ما تبين لهم الهدى الشيطان﴾ [مُحمد: 25]
Mahmud Muhammad Abduh Kuwa riddoobay (gaalnimo ku noqday) inta xaqu iyo hanuunku u caddaaday ka dib shaydaanbaa u qurxiyay, yididiilo (been ahna) uguna yaboohay |
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu Kuwa riddoobay (gaalnimo ku noqday) inta xaqu iyo hanuunku u caddaaday ka dib shaydaanbaa u qurxiyay, yididiilo (been ahna) uguna yaboohay |