Quran with Somali translation - Surah Muhammad ayat 37 - مُحمد - Page - Juz 26
﴿إِن يَسۡـَٔلۡكُمُوهَا فَيُحۡفِكُمۡ تَبۡخَلُواْ وَيُخۡرِجۡ أَضۡغَٰنَكُمۡ ﴾ 
[مُحمد: 37]
﴿إن يسألكموها فيحفكم تبخلوا ويخرج أضغانكم﴾ [مُحمد: 37]
| Mahmud Muhammad Abduh Hadduu idin waydiiyo (Eebe) xoolihiinna (dhammaan) idinkuna celceliyo waad bakhayloobaysaan, waxaana soo bixi colnimadiinna  | 
| Shaykh Mahmood Muhammad Abdu Hadduu idin waydiiyo (Eebe) xoolihiinna (dhammaan) idinkuna celceliyo waad bakhayloobaysaan, waxaana soo bixi colnimadiinna  |