Quran with Somali translation - Surah Qaf ayat 14 - قٓ - Page - Juz 26
﴿وَأَصۡحَٰبُ ٱلۡأَيۡكَةِ وَقَوۡمُ تُبَّعٖۚ كُلّٞ كَذَّبَ ٱلرُّسُلَ فَحَقَّ وَعِيدِ ﴾
[قٓ: 14]
﴿وأصحاب الأيكة وقوم تبع كل كذب الرسل فحق وعيد﴾ [قٓ: 14]
Mahmud Muhammad Abduh Iyo kayntii dadkeedii (Nabi Shucayb qoomkiisii) iyo Qoomkii Tubbac, dhammantood waxay beeniyeen Rasuulladdi, waxaana ku dhacay wixii Eebe ugu goodiyay (ciqaabtii) |
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu Iyo kayntii dadkeedii (Nabi Shucayb qoomkiisii) iyo Qoomkii Tubbac, dhammantood waxay beeniyeen Rasuulladdi, waxaana ku dhacay wixii Eebe ugu goodiyay (ciqaabtii) |