×

Kuwiinaan idinku rumeysanow! Dhowra (xilka uu idin saaray) Allaah. oo rumeeya Rasuulkiisa, 57:28 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Al-hadid ⮕ (57:28) ayat 28 in Somali

57:28 Surah Al-hadid ayat 28 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Al-hadid ayat 28 - الحدِيد - Page - Juz 27

﴿يَٰٓأَيُّهَا ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ ٱتَّقُواْ ٱللَّهَ وَءَامِنُواْ بِرَسُولِهِۦ يُؤۡتِكُمۡ كِفۡلَيۡنِ مِن رَّحۡمَتِهِۦ وَيَجۡعَل لَّكُمۡ نُورٗا تَمۡشُونَ بِهِۦ وَيَغۡفِرۡ لَكُمۡۚ وَٱللَّهُ غَفُورٞ رَّحِيمٞ ﴾
[الحدِيد: 28]

Kuwiinaan idinku rumeysanow! Dhowra (xilka uu idin saaray) Allaah. oo rumeeya Rasuulkiisa, Wuxuu idin siin labo saami oo Naxariistiisa ah, oo idin yeeli Nuur aad ugu socon (si toosan) oo idiin dambi dhaafi. Oo Allaah waa Dambi Dhaaf Badane, Naxariis Badan

❮ Previous Next ❯

ترجمة: ياأيها الذين آمنوا اتقوا الله وآمنوا برسوله يؤتكم كفلين من رحمته ويجعل, باللغة الصومالية

﴿ياأيها الذين آمنوا اتقوا الله وآمنوا برسوله يؤتكم كفلين من رحمته ويجعل﴾ [الحدِيد: 28]

Mahmud Muhammad Abduh
Kuwa xaqa rumeeyow Eebaa ka dhawrsada, rumeeyana Rasuulkiisa haydin siiyo laab laab naxariiseede, hana idiin yeelo Nuur aad ku socotaane, hana idiin dambidhaafee, Eebana waa dambidhaafe naxariista ah
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Kuwa xaqa rumeeyow Eebe ka dhawrsada, rumeeyana Rasuulkiisa haydin siiyo laab laab naxariiseede, hana idiin yeelo Nuur aad ku socotaane, hana idiin dambidhaafee, Eebana waa dambidhaafe naxariista ah
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek