Quran with Somali translation - Surah Al-hashr ayat 5 - الحَشر - Page - Juz 28
﴿مَا قَطَعۡتُم مِّن لِّينَةٍ أَوۡ تَرَكۡتُمُوهَا قَآئِمَةً عَلَىٰٓ أُصُولِهَا فَبِإِذۡنِ ٱللَّهِ وَلِيُخۡزِيَ ٱلۡفَٰسِقِينَ ﴾
[الحَشر: 5]
﴿ما قطعتم من لينة أو تركتموها قائمة على أصولها فبإذن الله وليخزي﴾ [الحَشر: 5]
Mahmud Muhammad Abduh Wixii aad gooysaan oo geed ah (qq Cadawga) ama aad daysaan iyadoo ku taagan Salkeeda waa idinka Eebe iyo inuu dulleeyo Faasiqiinta |
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu Wixii aad gooysaan oo geed ah ama aad daysaan iyadoo ku taagan Salkeeda waa idanka( Ogolaasha ) Eebe iyo inuu dulleeyo Faasiqiinta |