Quran with Somali translation - Surah Al-Jumu‘ah ayat 7 - الجُمعَة - Page - Juz 28
﴿وَلَا يَتَمَنَّوۡنَهُۥٓ أَبَدَۢا بِمَا قَدَّمَتۡ أَيۡدِيهِمۡۚ وَٱللَّهُ عَلِيمُۢ بِٱلظَّٰلِمِينَ ﴾
[الجُمعَة: 7]
﴿ولا يتمنونه أبدا بما قدمت أيديهم والله عليم بالظالمين﴾ [الجُمعَة: 7]
Mahmud Muhammad Abduh Geerina ma jeelaanayaan weligood waxay hormarsadeen (oo gaf ah) dartiis, Eebana waa ogyahay kuwa daalimiinta ah |
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu Geerina ma jeclaanayaan weligood waxay hormarsadeen (oo gaf ah) dartiis, Eebana waa ogyahay kuwa daalimiinta ah |