Quran with Somali translation - Surah Al-A‘raf ayat 6 - الأعرَاف - Page - Juz 8
﴿فَلَنَسۡـَٔلَنَّ ٱلَّذِينَ أُرۡسِلَ إِلَيۡهِمۡ وَلَنَسۡـَٔلَنَّ ٱلۡمُرۡسَلِينَ ﴾ 
[الأعرَاف: 6]
﴿فلنسألن الذين أرسل إليهم ولنسألن المرسلين﴾ [الأعرَاف: 6]
| Mahmud Muhammad Abduh Waana Warsanaynaa kuwii loo Diray (Ummadihii waxay ku Jawaabeen) waana warsanaynaa kuwii la Diray (Rasuulladii inay Gaadhsiiyeen) | 
| Shaykh Mahmood Muhammad Abdu Waana Warsanaynaa kuwii loo Diray (Ummadihii waxay ku Jawaabeen) waana warsanaynaa kuwii la Diray (Rasuulladii inay Gaadhsiiyeen) |