×

Gefafkoodii dartood baa loo qarqiyey, markaas laga yeelay inay galaan Naar, marka 71:25 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Nuh ⮕ (71:25) ayat 25 in Somali

71:25 Surah Nuh ayat 25 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Nuh ayat 25 - نُوح - Page - Juz 29

﴿مِّمَّا خَطِيٓـَٰٔتِهِمۡ أُغۡرِقُواْ فَأُدۡخِلُواْ نَارٗا فَلَمۡ يَجِدُواْ لَهُم مِّن دُونِ ٱللَّهِ أَنصَارٗا ﴾
[نُوح: 25]

Gefafkoodii dartood baa loo qarqiyey, markaas laga yeelay inay galaan Naar, marka ma helin cid u soo gargaarta Allaah sokadi

❮ Previous Next ❯

ترجمة: مما خطيئاتهم أغرقوا فأدخلوا نارا فلم يجدوا لهم من دون الله أنصارا, باللغة الصومالية

﴿مما خطيئاتهم أغرقوا فأدخلوا نارا فلم يجدوا لهم من دون الله أنصارا﴾ [نُوح: 25]

Mahmud Muhammad Abduh
Gafkoodi Dartiis yaa loo Maansheeyay Naarna Loo Galiyey, mana helayaan Eebe ka soke gargaare
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Gafkoodi Dartiis yaa loo Maansheeyay Naarna Loo Galiyey, mana helayaan Eebe ka soke gargaare
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek