×

Wuxuu idiin dhaafi wax ka mid ah dambiyadiinna, oo idiin dib dhigi 71:4 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Nuh ⮕ (71:4) ayat 4 in Somali

71:4 Surah Nuh ayat 4 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Nuh ayat 4 - نُوح - Page - Juz 29

﴿يَغۡفِرۡ لَكُم مِّن ذُنُوبِكُمۡ وَيُؤَخِّرۡكُمۡ إِلَىٰٓ أَجَلٖ مُّسَمًّىۚ إِنَّ أَجَلَ ٱللَّهِ إِذَا جَآءَ لَا يُؤَخَّرُۚ لَوۡ كُنتُمۡ تَعۡلَمُونَ ﴾
[نُوح: 4]

Wuxuu idiin dhaafi wax ka mid ah dambiyadiinna, oo idiin dib dhigi ilaa muddo magacaaban. hubaal, muddada Alle gooyey marka ay timaaddo lama dib dhigo, waase haddii aad og tihiin

❮ Previous Next ❯

ترجمة: يغفر لكم من ذنوبكم ويؤخركم إلى أجل مسمى إن أجل الله إذا, باللغة الصومالية

﴿يغفر لكم من ذنوبكم ويؤخركم إلى أجل مسمى إن أجل الله إذا﴾ [نُوح: 4]

Mahmud Muhammad Abduh
Wuu idiin dambi dhaafi wuuna idin dib dhigi ilaa muddo Magacaaban, marka Eebe la yimaaddo ajasha wax dib u dhigi ma jiro haddaad wax ogtihiin
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Wuu idiin dambi dhaafi wuuna idin dib dhigi ilaa muddo Magacaaban, marka Eebe la yimaaddo ajasha wax dib u dhigi ma jiro haddaad wax ogtihiin
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek