Quran with Somali translation - Surah Al-Jinn ayat 3 - الجِن - Page - Juz 29
﴿وَأَنَّهُۥ تَعَٰلَىٰ جَدُّ رَبِّنَا مَا ٱتَّخَذَ صَٰحِبَةٗ وَلَا وَلَدٗا ﴾ 
[الجِن: 3]
﴿وأنه تعالى جد ربنا ما اتخذ صاحبة ولا ولدا﴾ [الجِن: 3]
| Mahmud Muhammad Abduh Waxaana Sarreeya sharafta Eebeheen, mana yeelan haweenay iyo ilmo midna | 
| Shaykh Mahmood Muhammad Abdu Waxaana Sarreeya sharafta Eebeheen, mana yeelan haweenay iyo ilmo midna |