×

Kaama idan qaataan kuwa rumeysan Allaah iyo Maalinta dambeysa, si looga dhaafo 9:44 Somali translation

Quran infoSomaliSurah At-Taubah ⮕ (9:44) ayat 44 in Somali

9:44 Surah At-Taubah ayat 44 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah At-Taubah ayat 44 - التوبَة - Page - Juz 10

﴿لَا يَسۡتَـٔۡذِنُكَ ٱلَّذِينَ يُؤۡمِنُونَ بِٱللَّهِ وَٱلۡيَوۡمِ ٱلۡأٓخِرِ أَن يُجَٰهِدُواْ بِأَمۡوَٰلِهِمۡ وَأَنفُسِهِمۡۗ وَٱللَّهُ عَلِيمُۢ بِٱلۡمُتَّقِينَ ﴾
[التوبَة: 44]

Kaama idan qaataan kuwa rumeysan Allaah iyo Maalinta dambeysa, si looga dhaafo inay ku dadaal muujiyaan maalkooda iyo nafahooda, Oo Allaah waa og yahay kuwa iska jira (xumaha)

❮ Previous Next ❯

ترجمة: لا يستأذنك الذين يؤمنون بالله واليوم الآخر أن يجاهدوا بأموالهم وأنفسهم والله, باللغة الصومالية

﴿لا يستأذنك الذين يؤمنون بالله واليوم الآخر أن يجاهدوا بأموالهم وأنفسهم والله﴾ [التوبَة: 44]

Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
kaama idin waydiistaan kuwa rumeeyey Eebe iyo maalinta dambe inay ku jahaadaan xoolahooda iyo naftooda, Eebana waa ogyahay kuwa dhawrsada
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek