Quran with Somali translation - Surah Yunus ayat 19 - يُونس - Page - Juz 11
﴿وَمَا كَانَ ٱلنَّاسُ إِلَّآ أُمَّةٗ وَٰحِدَةٗ فَٱخۡتَلَفُواْۚ وَلَوۡلَا كَلِمَةٞ سَبَقَتۡ مِن رَّبِّكَ لَقُضِيَ بَيۡنَهُمۡ فِيمَا فِيهِ يَخۡتَلِفُونَ ﴾
[يُونس: 19]
﴿وما كان الناس إلا أمة واحدة فاختلفوا ولولا كلمة سبقت من ربك﴾ [يُونس: 19]
Mahmud Muhammad Abduh Dadka wuxuu ahaa Ummad Kaliya Markaasay Iskhilaafeen, haddayan Jirin Kalimad Eebahaa u horraysay waa la kala Xukmin lahaa Dexdooda waxay isku diidanyihiin |
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu Dadka wuxuu ahaa Ummad Kaliya Markaasay Iskhilaafeen, haddayan Jirin Kalimad Eebahaa u horraysay waa la kala Xukmin lahaa Dhexdooda waxay isku diidanyihiin |