×

Oo hadday ku beeniyaan, Dheh: camalkayga aniga baa leh, oo camalkiinna idinka 10:41 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Yunus ⮕ (10:41) ayat 41 in Somali

10:41 Surah Yunus ayat 41 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Yunus ayat 41 - يُونس - Page - Juz 11

﴿وَإِن كَذَّبُوكَ فَقُل لِّي عَمَلِي وَلَكُمۡ عَمَلُكُمۡۖ أَنتُم بَرِيٓـُٔونَ مِمَّآ أَعۡمَلُ وَأَنَا۠ بَرِيٓءٞ مِّمَّا تَعۡمَلُونَ ﴾
[يُونس: 41]

Oo hadday ku beeniyaan, Dheh: camalkayga aniga baa leh, oo camalkiinna idinka baa iska leh. Waxaad idinku ka eed tiran tihiin waxa aan falo, oo anigu waxaan ka eed tirnahay waxa aad fashaan

❮ Previous Next ❯

ترجمة: وإن كذبوك فقل لي عملي ولكم عملكم أنتم بريئون مما أعمل وأنا, باللغة الصومالية

﴿وإن كذبوك فقل لي عملي ولكم عملكم أنتم بريئون مما أعمل وأنا﴾ [يُونس: 41]

Mahmud Muhammad Abduh
hadday ku Beeniyaan waxaad dhahdaa anuugu waxaan leeyahay Camalkayga idinkuna camalkiinna idinku bari baad ka tihiin waxaan fali anna bari baan ka ahay waxaad falaysaan
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek