Quran with Somali translation - Surah Hud ayat 118 - هُود - Page - Juz 12
﴿وَلَوۡ شَآءَ رَبُّكَ لَجَعَلَ ٱلنَّاسَ أُمَّةٗ وَٰحِدَةٗۖ وَلَا يَزَالُونَ مُخۡتَلِفِينَ ﴾
[هُود: 118]
﴿ولو شاء ربك لجعل الناس أمة واحدة ولا يزالون مختلفين﴾ [هُود: 118]
Mahmud Muhammad Abduh hadduu doono Eebahaa wuxuu ka yeeli lahaa Dadka mid kaliya mana ka tagaan kuwo iskhilaafsan |
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu hadduu doono Eebahaa wuxuu ka yeeli lahaa Dadka mid kaliya mana ka tagaan kuwo iskhilaafsan |