×

Waxay yidhaahdeen: Aabbow! Hubaal Waanu baxnay innagoo tartamayna, oo kaga tagnay Yuusuf 12:17 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Yusuf ⮕ (12:17) ayat 17 in Somali

12:17 Surah Yusuf ayat 17 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Yusuf ayat 17 - يُوسُف - Page - Juz 12

﴿قَالُواْ يَٰٓأَبَانَآ إِنَّا ذَهَبۡنَا نَسۡتَبِقُ وَتَرَكۡنَا يُوسُفَ عِندَ مَتَٰعِنَا فَأَكَلَهُ ٱلذِّئۡبُۖ وَمَآ أَنتَ بِمُؤۡمِنٖ لَّنَا وَلَوۡ كُنَّا صَٰدِقِينَ ﴾
[يُوسُف: 17]

Waxay yidhaahdeen: Aabbow! Hubaal Waanu baxnay innagoo tartamayna, oo kaga tagnay Yuusuf Alaabtayada agteed, markaas bay yey cuntay oo adigu nama ru- maysan doontid walow aan run sheegayno

❮ Previous Next ❯

ترجمة: قالوا ياأبانا إنا ذهبنا نستبق وتركنا يوسف عند متاعنا فأكله الذئب وما, باللغة الصومالية

﴿قالوا ياأبانا إنا ذهبنا نستبق وتركنا يوسف عند متاعنا فأكله الذئب وما﴾ [يُوسُف: 17]

Mahmud Muhammad Abduh
Waxayna dhaheen aabbow waannu tagnay inaan orotonno Waxaana ku dhaafnay Yuusuf alaabtannada agteeda Markaasay yey cuntay aduguse nama rumaynaysid aanba Run sheegnee
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek