×

Oo waxay keeneen shaarkiisii oo leh dhiig been ah4. Wuxuu yidhi: Mayee, 12:18 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Yusuf ⮕ (12:18) ayat 18 in Somali

12:18 Surah Yusuf ayat 18 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Yusuf ayat 18 - يُوسُف - Page - Juz 12

﴿وَجَآءُو عَلَىٰ قَمِيصِهِۦ بِدَمٖ كَذِبٖۚ قَالَ بَلۡ سَوَّلَتۡ لَكُمۡ أَنفُسُكُمۡ أَمۡرٗاۖ فَصَبۡرٞ جَمِيلٞۖ وَٱللَّهُ ٱلۡمُسۡتَعَانُ عَلَىٰ مَا تَصِفُونَ ﴾
[يُوسُف: 18]

Oo waxay keeneen shaarkiisii oo leh dhiig been ah4. Wuxuu yidhi: Mayee, nafahiinna baa idiinka yeeshay arrinkan wax sahlan oo yar. Sabarkaase wanaagsan. Oo Allaah waa Kan laga kaalmeysto waxa aad tilmaameysaan

❮ Previous Next ❯

ترجمة: وجاءوا على قميصه بدم كذب قال بل سولت لكم أنفسكم أمرا فصبر, باللغة الصومالية

﴿وجاءوا على قميصه بدم كذب قال بل سولت لكم أنفسكم أمرا فصبر﴾ [يُوسُف: 18]

Mahmud Muhammad Abduh
Waxayna la yimaadeen Qamiiskiisii oo Dhiig beena leh, wuxuuna yidhi (Yacquub) saas ma aha ee waxay idiin Qurxisay naftiinnu arrin (xaalkayguse) waa Samir fiican Eebaana laga kaalmaystaa waxaad tilmaamaysaan
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Waxayna la yimaadeen Qamiiskiisii oo Dhiig beena leh, wuxuuna yidhi (Yacquub) saas ma aha ee waxay idiin Qurxisay naftiinnu arrin (xaalkayguse) waa Samir fiican Eebaana laga kaalmaystaa waxaad tilmaamaysaan
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek