×

Markaas waxaa imaan doona intaas kaddib toddobo (sannadood) oo dar-daran, oo aad 12:48 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Yusuf ⮕ (12:48) ayat 48 in Somali

12:48 Surah Yusuf ayat 48 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Yusuf ayat 48 - يُوسُف - Page - Juz 12

﴿ثُمَّ يَأۡتِي مِنۢ بَعۡدِ ذَٰلِكَ سَبۡعٞ شِدَادٞ يَأۡكُلۡنَ مَا قَدَّمۡتُمۡ لَهُنَّ إِلَّا قَلِيلٗا مِّمَّا تُحۡصِنُونَ ﴾
[يُوسُف: 48]

Markaas waxaa imaan doona intaas kaddib toddobo (sannadood) oo dar-daran, oo aad cuni doontaan waxa aad horay u dhigateen wax yar maahee oo ka mid ah wixii aad dhowrateen

❮ Previous Next ❯

ترجمة: ثم يأتي من بعد ذلك سبع شداد يأكلن ما قدمتم لهن إلا, باللغة الصومالية

﴿ثم يأتي من بعد ذلك سبع شداد يأكلن ما قدمتم لهن إلا﴾ [يُوسُف: 48]

Mahmud Muhammad Abduh
markaas waxaa imaan arrintaas ka dib Todobo daran (abaara) oo cuni waxaad hor marsateen wax yar ood kaydsateen mooyee
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek