×

Oo kuwa xaqa diida waxay yidhaahdaan: Maxaa calaamo looga soo dejin waayey 13:27 Somali translation

Quran infoSomaliSurah Ar-Ra‘d ⮕ (13:27) ayat 27 in Somali

13:27 Surah Ar-Ra‘d ayat 27 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah Ar-Ra‘d ayat 27 - الرَّعد - Page - Juz 13

﴿وَيَقُولُ ٱلَّذِينَ كَفَرُواْ لَوۡلَآ أُنزِلَ عَلَيۡهِ ءَايَةٞ مِّن رَّبِّهِۦۚ قُلۡ إِنَّ ٱللَّهَ يُضِلُّ مَن يَشَآءُ وَيَهۡدِيٓ إِلَيۡهِ مَنۡ أَنَابَ ﴾
[الرَّعد: 27]

Oo kuwa xaqa diida waxay yidhaahdaan: Maxaa calaamo looga soo dejin waayey xagga Rabbigii ka timid? Dheh: hubaal Allaah wuxuu habaabiyaa midka uu doono oo u soo hanuuniyaa Xaggiisa kuwa u soo laabta (Isaga)

❮ Previous Next ❯

ترجمة: ويقول الذين كفروا لولا أنـزل عليه آية من ربه قل إن الله, باللغة الصومالية

﴿ويقول الذين كفروا لولا أنـزل عليه آية من ربه قل إن الله﴾ [الرَّعد: 27]

Mahmud Muhammad Abduh
waxay dhihi kuwii gaaloobay maxaa loogu soo dejin waayey korkiina Aayado Eebihiisa xaggiisa, waxaad dhahdaa Eebe wuu dhumiyaa ciduu doono (oo xaqa diida) wuxuuna u hanuuniyaa xagiisa ciddii u noqota
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
waxay dhihi kuwii gaaloobay maxaa loogu soo dejin waayey korkiina Aayado Eebihiisa xaggiisa, waxaad dhahdaa Eebe wuu dhumiyaa ciduu doono (oo xaqa diida) wuxuuna u hanuuniyaa xagiisa ciddii u noqota
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek