×

Oo waxa ku sugan samooyinka iyo arlada Isaga baa leh, oo Waa 16:52 Somali translation

Quran infoSomaliSurah An-Nahl ⮕ (16:52) ayat 52 in Somali

16:52 Surah An-Nahl ayat 52 in Somali (الصومالية)

Quran with Somali translation - Surah An-Nahl ayat 52 - النَّحل - Page - Juz 14

﴿وَلَهُۥ مَا فِي ٱلسَّمَٰوَٰتِ وَٱلۡأَرۡضِ وَلَهُ ٱلدِّينُ وَاصِبًاۚ أَفَغَيۡرَ ٱللَّهِ تَتَّقُونَ ﴾
[النَّحل: 52]

Oo waxa ku sugan samooyinka iyo arlada Isaga baa leh, oo Waa in Isaga cibaadada lagu keli yeelo oo la adeeco si joogta ah. Ee Ma waxaad haddaba iska jiri doontaan waxaan ahayn(Ciqaabka)Ilaahay

❮ Previous Next ❯

ترجمة: وله ما في السموات والأرض وله الدين واصبا أفغير الله تتقون, باللغة الصومالية

﴿وله ما في السموات والأرض وله الدين واصبا أفغير الله تتقون﴾ [النَّحل: 52]

Mahmud Muhammad Abduh
Eebe waxaa u sugnaaday waxa Samooyinka iyo Dhulka ku sugan, waxaana u sugnaaday Diin (Cibaado) Joogta ah, ee nia Eebe cidaan ahayn yaad ka dhawrsanaysaan
Shaykh Mahmood Muhammad Abdu
Eebe waxaa u sugnaaday waxa Samooyinka iyo Dhulka ku sugan, waxaana u sugnaaday Diin (Cibaado) Joogta ah, ee ma Eebe cidaan ahayn yaad ka dhawrsanaysaan
❮ Previous Next ❯

Verse in more languages

Transliteration Bangla Bosnian German English Persian French Hindi Indonesian Kazakh Dutch Russian Spanish Turkish Urdu Uzbek